Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Puntland oo ku geeriyooday shil gaari

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar), oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku geeryooday Degmada Badhan ee Gobalka Sanaag, kaddib dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo uu ku galay deegaanka Midigale.

Allaha u naxariiste Xildhibaanka ayaa ka qayb gali lahaa Aaska Hooyadiis oo ku geeriyootay degaanka Midigale ee gobalka sanaag,waxaana ka tacsiyadeyeey geeridiisa Masuuliiyin ka tirsan Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com