Waa sidee xaalada deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag? (dhegayso)

HomeWararka

Waa sidee xaalada deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag? (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Shidan iyo Waqaderiya ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhexeysa maamulka Soomaa

Dhalinyaro is abaabulay oo ka hortagaya Musuqa xiliga doorashooyinka (dhegayso)
Beesha Jareer Weyne oo Ciyaar Dhaqameed Ku Soo Bandhigay Boosaaso (Sawirro+cod)
Ciidamada Ruushka oo ugu dambayn la wareegay Magaalada Severodonetsk

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Shidan iyo Waqaderiya ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhexeysa maamulka Soomaaliland iyo dadka deegaanka oo iska difaacaya.

Maleyshiyaadka Soomaaliland ayaa deegaanka ka geytstay Dhil, Dhac, iyo boob hantiyeed.

Guuddoomiyaha deegaanka Shidan Faarax Maxmuud Maxamed Faarax (Lagagardaranyahay) ayaa Daljir uga waramaya xaalada deegnaaka iyo duulaanka Soomaaliland.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: