Waa sidee xaalada deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag? (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Shidan iyo Waqaderiya ee gobolka Sanaag ayaa sheegayaa in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhexeysa maamulka Soomaaliland iyo dadka deegaanka oo iska difaacaya.

Maleyshiyaadka Soomaaliland ayaa deegaanka ka geytstay Dhil, Dhac, iyo boob hantiyeed.

Guuddoomiyaha deegaanka Shidan Faarax Maxmuud Maxamed Faarax (Lagagardaranyahay) ayaa Daljir uga waramaya xaalada deegnaaka iyo duulaanka Soomaaliland.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com