MUQDISHO: 28 QOF OO LAGA HELAY CAABUQA COVID-19

MUQDISHO:  28 QOF OO LAGA HELAY CAABUQA COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 28 ruux oo ku sugan Muqdisho iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

> 2021 Soomaliya: 620

> Laga Helay: 28

> Banadir: 27

> Hirshabelle: 1

> Lab: 22

> Dhedig: 6

> Dhimasho: 2

> Tirada Guud ee Laga Helay: 5,013

> Bogsashada Guud: 3,733

> Dhimashada Guud: 144

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com