Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

HomeWararka

Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorsh

Sheekh Shaakir “Annaga iyo Xaaf in aan is khilaafno dowladda ayaa ka shaqeysay.
Maraykanka oo sheegay in ay duqayn ku dileen saraakiil al-Shabaab
Aqoonyahan Dhoolayare: ” Goodax Bare Shahaado uu qiimaynkaro oo Puntland ay leedahay majirto (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha Horumarinta Puntland iyo Hannaanka Mashaariicda iyo xeerar cusub oo golaha la horkeenay.

Golaha ayaa dood iyo falanqeyn kadib ansixiyey Hidise xeereedka Hay’adda Maareynta Macluumaadka Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qordheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

Sidoo kale waxaa Golaha loo qeybiyay Xeer Hoosaadka Golaha fulinta iyo Hindise Xeereedka Goobaha Taariikhiga ah ee Puntland, si ay usoo akhristaan xubnaha Golaha Wasiirada oo ay uga doodaan anisixintooda kulamada danbe ee Golaha.

Sawirro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: