Wasiir Dhabancad “Odayaasha gobolka Mudug waxay horey xiriir ula lahaayeen Al-shabaab” (daawo)

HomeWararka

Wasiir Dhabancad “Odayaasha gobolka Mudug waxay horey xiriir ula lahaayeen Al-shabaab” (daawo)

Wasiirka Arimaha gudaha, Federalka & Dimuqraadiyanta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa qaar kamid ah odayaasha gobolka Mudug ku eedeeyey inay hore xiriir ula lahaayeen kooxda Al-shabaab, Waraysi uu siinayey Daljir ayuu sheegay in odayaal dhowaan Dawlada eedeeyey qaarkood ahaayeen kuwo hore heshiis ula soo galay Al-shabaab. Wariye Khadar Cawl ayuu u waramay

Qaar kamid ah Ergadii soo xushay baarlamaanka Soomaaliya oo dhaqan galiyay amarkii Al-shabaab
Warka Fiidnimo iyo cXakiin Xuseen, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qaar kamid ah dhaawacyadi dabki Garoowe oo geeriyooday

Wasiirka Arimaha gudaha, Federalka & Dimuqraadiyanta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa qaar kamid ah odayaasha gobolka Mudug ku eedeeyey inay hore xiriir ula lahaayeen kooxda Al-shabaab, Waraysi uu siinayey Daljir ayuu sheegay in odayaal dhowaan Dawlada eedeeyey qaarkood ahaayeen kuwo hore heshiis ula soo galay Al-shabaab.

Wariye Khadar Cawl ayuu u waramay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: