Waraysi: Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug (daawo)

Waraysi: Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug (daawo)

Ciidamada amniga ee degmada Jariiban ayaa guulo waa weyn ka gaaray howlgalo amniga lagu xaqiijinayay oo degmada kasocday 4tii bilood ee lasoo dhaafay.
Taliyaha saldhiga bartamaha degmada Jariiban ee gobolka Mudug Kabtan Axmed Qaasim Maxamed ayaa arimahaasi iyo baahiyaha ciidamada uga waramay wariyaha Daljir ee Jariiban Cabdikheyr Maxamed Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com