Wasiir Dhabancad “Odayaasha gobolka Mudug waxay horey xiriir ula lahaayeen Al-shabaab” (daawo)

Wasiirka Arimaha gudaha, Federalka & Dimuqraadiyanta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa qaar kamid ah odayaasha gobolka Mudug ku eedeeyey inay hore xiriir ula lahaayeen kooxda Al-shabaab, Waraysi uu siinayey Daljir ayuu sheegay in odayaal dhowaan Dawlada eedeeyey qaarkood ahaayeen kuwo hore heshiis ula soo galay Al-shabaab.

Wariye Khadar Cawl ayuu u waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com