5 Carruur ah oo ku geeriyootay Madfac ku dhacay Gurigooda Beled-Xaawo

HomeWararka

5 Carruur ah oo ku geeriyootay Madfac ku dhacay Gurigooda Beled-Xaawo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in 5 Carruur ah oo uu dhalay aabe lagu magacaabo Cabdiwali Turmaag Maxamed ay ku dhinteen

AMISOM oo taageero maaliyadeed u raadinaysa dagaalka Al-shaabaab
Sare ukac ku yimid qiimaha xoolaha ee Suuqa Bosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in 5 Carruur ah oo uu dhalay aabe lagu magacaabo Cabdiwali Turmaag Maxamed ay ku dhinteen Madaafiic laga soo tuuray dhinaca magaalada Mandheera.

Aabaha dhalay Caruurtan ayaa ka bad baaday Madaafiicda ku soo dhacay gurigiisa sid ay sheegeen ehelada qoyskan.

Magaalada Baladxaawo xalay ilaa iyo maanta ma jirin wax isgaarsiin ah.

Xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka gedo ayaa kacsan, labada dhinacna dagaalka guulo ayay ka sheegteen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: