URURKA HAWEENKA DANWADAAG OO BAAQ NABADEED U DIRAY BEELO KU DAGALAMAYA DHAROOR

HomeWararka

URURKA HAWEENKA DANWADAAG OO BAAQ NABADEED U DIRAY BEELO KU DAGALAMAYA DHAROOR

Wararka ka imaanaya degaanka dharoor ee gobalka Bari waxaa maanta markale ka qarxay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beleed oo daga degaankas kuwaas oo dagaalkoodu salka ku haya muran dhinaca dhulka ah. Ururka haweenka danwanaag oo Radio Daljir la hadlay ayaa Baaq Nabadeed u diray dhinacayada dagaalamaya.

Dayactir Lagu Wado Layrarka Cad-ceeda Ku Shaqeeya ee Boosaaso (Sawirro+cod)
Millateriga Itoobiya oo ku biiray dagaalka Ciidamada liyuu Boolis & Al-Shabaab
Taliska Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Gaalkacyo (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanka dharoor ee gobalka Bari waxaa maanta markale ka qarxay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beleed oo daga degaankas kuwaas oo dagaalkoodu salka ku haya muran dhinaca dhulka ah.

Ururka haweenka danwanaag oo Radio Daljir la hadlay ayaa Baaq Nabadeed u diray dhinacayada dagaalamaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0