Taliska Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Gaalkacyo (dhegayso)

Taliska Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Mudug Axmed cismaan cali oo Radio Daljir Waraysiyay ayaa ka hadalada xaalada Amni ee Gobolka Mudug sidoo kale Taliyaha ayaa ka hadlay dhaawac Habeen hore loogu gaystay askari katirsan Laanta canshuuraha Gobolka mudug.

Taliyaha ayaa sido kale Ka hadlay siday isaga kaashadan amniga gobalka Ciidamadda Galmudug.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com