URURKA HAWEENKA DANWADAAG OO BAAQ NABADEED U DIRAY BEELO KU DAGALAMAYA DHAROOR

URURKA HAWEENKA DANWADAAG OO BAAQ NABADEED U DIRAY BEELO KU DAGALAMAYA DHAROOR

Wararka ka imaanaya degaanka dharoor ee gobalka Bari waxaa maanta markale ka qarxay dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beleed oo daga degaankas kuwaas oo dagaalkoodu salka ku haya muran dhinaca dhulka ah.

Ururka haweenka danwanaag oo Radio Daljir la hadlay ayaa Baaq Nabadeed u diray dhinacayada dagaalamaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com