Puntland oo laga dalbaday inay sii deyso wariye Maalintii 9-aad ku xiran meel an la aqoon (Daawo)

Puntland oo laga dalbaday inay sii deyso wariye Maalintii 9-aad ku xiran meel an la aqoon (Daawo)

Wariyayaasha ka hawlgala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku biiray Ololaha cadaalad doonista wariye Kilwe Aadan oo uu bilaabay Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ.

“Xoriyada saxaafadu waa xaq uu damaanad qaadayo dastuurka dalku halasii daayo Wariye Kilwe ,” ayaa kamid ahaa hal ku dhigyada ay wariyayaashu ku baaqayeen.

Wariye Kilwe ayaa ku xiran xabsi qarsoon oo aan la aqoon meesha uu kuyaalo, eheladiisa iyo asxaabtii uu la shaqayn jirey ayaa loo diidey inay arkaan ama ogaadaan halka uu ku sugan yahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com