Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)

In kabadan 25 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, tiro intaasi la'egna waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleyshiyaadka Canfarta kusoo qaadeen tuulada Dal

Degmada Haroorays, Gobolka Faafan, Dawladda Deegaanka Soomaalida | Waxsoosaaraka & Bilicda Degmada (sawirro)
Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay
Dawladda Deegaanka Soomaalida oo laga helay 2 kiis oo COVID-19

In kabadan 25 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, tiro intaasi la’egna waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleyshiyaadka Canfarta kusoo qaadeen tuulada Dallahelay oo katirsan gobolka City.
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmaya ayaa ahaa Soomaali.

wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.
> Nala qaybso fiiradaada

Warbixintan oo dhamaystiran hoos kaga bogo:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: