Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wefti uu hoggaaminayo. Cabdikareem Guleed wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta ka qayb galaysa shirka Garoowe ka furmaya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise cawad oo Waraysi Xiiso leh siyeey Warbaahinta Daljir (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warbixinta Tartan & Tacliin: Bacaadwayn Sare iyo Muntada Qardho & Jariiban Sare fkf Axmed Ganey Sare

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wefti uu hoggaaminayo.

Cabdikareem Guleed wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta ka qayb galaysa shirka Garoowe ka furmaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0