Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise cawad oo Waraysi Xiiso leh siyeey Warbaahinta Daljir (Daawo)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaaliya Axmed Ciise cawad oo Waraysi Xiiso leh siyeey Warbaahinta Daljir (Daawo)

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waraysi gaar ah uu sinayeey Warbaahinta Daljir wuxu kaga hadlay Arrimo Badan oo dalka ka tagan.

Wasiirka ayaa ka hadlay Doorka Soomaaliya ee muranka wadaaga biyaha webiga Niil | khilaafka Ethiopia iyo Masar| Arimaha Kenya, Siyaasada arimaha dibada ee Soomaaliya maxaa iska bedeley?

Hoos ka daawo Waraysiga oo Dhamaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 4 years ago

    TAASI WAA HAGAG AXMEDOW,WAANA TAN IMANDOONTA HADII SHEEKADAN XUMAATO ? BEDELKOODI KHADAR BAAD U HIILISEEN INSTEAD AAD KU DHAWAAQDEEN DHEX DHEXAAD HALKAA DEEL QAAF BAAD SAMAYSEEN OO WELI
    AAD LADHUTINAYSAAN GO,AAN XUMADAAS AAD HORE UGU KACDEEN

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com