War Murtiyeed laga soo saaray Shir Madaxeedka IGAD (Akhriso)

War Murtiyeed laga soo saaray Shir Madaxeedka IGAD (Akhriso)

War-murtiyeed laga soo saaray shir madaxeedkii IGAD oo looga hadlay arrimo kala duwan kuwaasoo salka ku hayay ajandayaashii shirka la hordhigey.

Qoraalka ka soo baxay shirka ayaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka, iyadoo Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka loogu baaqay in xal ka gaaran, khilaafadka ka dhexeeya.

Shirka oo ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxyaabihii loogaga hadlay waxaa ka mid ahaa arrimaha dalalka ururkaas xubnaha ka ah sida Suudaan, South Sudan, Itoobiya, Soomaaliya iyo cudurka safmarka ah ee dunida halakeeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com