BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 8aad)

HomeWararkaMaqaalo Kale

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 8aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & Taxadar la’aanta bulshda gaar ahaan deegaanada Puntland. Halka qaybaha danbe ee barnaamijkana uu ku saabsan yahay, Doorshada Soomaaliya, Caqabadaha hortaagan, Xiriirka loo jaray Kenya iyo walaaca bulshada. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

Taxanayaasha kobcinta waxbarashada: Waxbar gabdhaha oo ciribtir faqriga (dhegayso)
NABADOON CABDICASIIS AWYUUSUF XAARIN OO BAAQ UDIRAY ISSIMADA IYO WAXGARADKA GOBOLKA MUDUG
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 94aad (dhegayso)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & Taxadar la’aanta bulshda gaar ahaan deegaanada Puntland.

Halka qaybaha danbe ee barnaamijkana uu ku saabsan yahay, Doorshada Soomaaliya, Caqabadaha hortaagan, Xiriirka loo jaray Kenya iyo walaaca bulshada.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: