BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 8aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 8aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & Taxadar la’aanta bulshda gaar ahaan deegaanada Puntland.

Halka qaybaha danbe ee barnaamijkana uu ku saabsan yahay, Doorshada Soomaaliya, Caqabadaha hortaagan, Xiriirka loo jaray Kenya iyo walaaca bulshada.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com