Madaxweynaha Galmudug oo casha sharaf xalay u sameyeey xulka kubadda cagta Galmudug (Daawo)

Madaxweynaha dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug xulka kubadda cagta ee Galmudug oo dhawaan ka qeybgalaya tartan Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com