Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay kulan la yeeshay Isimada iyo Bulshada Rayidka Puntland.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay kulan la yeeshay Isimada iyo Bulshada Rayidka Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble oo xalay magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan xilligaan lagu jiro doorashooyinka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo hoygooda Garowe ku booqday Islaam Ciise Islaam Maxamed iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa uga mahadceliyay kuna dhiirrigaliyay kaalintooda dhowrista dhaqanka, dhisidda nabadda iyo isku haynta bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0