HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo casha sharaf xalay u sameyeey xulka kubadda cagta Galmudug (Daawo)

Madaxweynaha dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug xulka kubadda cagta ee Galmudug oo dhawaan ka qeybgalaya tartan Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaan Aamina Mursal: “Dastuur lagu cunay 100 malyan oo dhumay ma la soo helay?”
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug xulka kubadda cagta ee Galmudug oo dhawaan ka qeybgalaya tartan Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: