Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun ee duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020

Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun ee duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020

XAAFUUN & #GATI: Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun | Duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020 ku dhufatay qaar ka mida gobolada Puntland waxa ay saamaysay 3,560 qoys. Waxaa la xaqiijiyey geerida 8 qof oo 7 Yamaniyiin yihiin. Doonyaha wax gaareen waa 8 xabbo. Sidaa waxaa lagu sheegay shir ka dhacay Xaafuun oo lagu wadaageyey qiimayn ay wada sameyeen Hay’adaha Dawladda iyo kuwa caalamiga ah | @Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixinta Xaafuun inoo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com