Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun ee duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020

HomeWararka

Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun ee duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020

XAAFUUN & #GATI: Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun | Duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020 ku dhufatay qaar ka mida gobolada Puntland waxa ay saamaysay 3,560 qoy

Dufcaddii Lixaad oo Ka Qalin Jebisey Jaamacadda Badda Cas ee Boosaaso (dhegayso)
RW Rooble oo la kulmay Guddi ka shaqeeya Hormarinta dhaqaalaha dalka
Warbaahinta Daljir oo Warsaxafadeed ka soo saartay Handadaada Gen Muxiyadiin Gacmey uu ku hayo shaqaalaha Daljir

XAAFUUN & #GATI: Qiimeynta Khasaaraha Xaafuun | Duufaantii #Gati ee 22-Nov-2020 ku dhufatay qaar ka mida gobolada Puntland waxa ay saamaysay 3,560 qoys. Waxaa la xaqiijiyey geerida 8 qof oo 7 Yamaniyiin yihiin. Doonyaha wax gaareen waa 8 xabbo. Sidaa waxaa lagu sheegay shir ka dhacay Xaafuun oo lagu wadaageyey qiimayn ay wada sameyeen Hay’adaha Dawladda iyo kuwa caalamiga ah | @Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixinta Xaafuun inoo haya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: