Puntland iyo Jubbaland  oo loogu baaqay inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada (Warmurtiyeed)

HomeWararka

Puntland iyo Jubbaland oo loogu baaqay inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada (Warmurtiyeed)

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay s

Casha Luulka Geeska Afrika waa Degmada Caluula: Sal Ilbaxnimo & Taariikh Fog (sawirro)
Axmed Madoobe: “Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaya in loo midoobo sidii dagaalka Al-shabaab”
Cali khaliif Galayr oo ku geeriyooday Jigjiga

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas.

War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland inay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha rayidka ee ku jira labada Guddi.
Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: