Puntland iyo Jubbaland oo loogu baaqay inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada (Warmurtiyeed)

Puntland iyo Jubbaland  oo loogu baaqay inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada (Warmurtiyeed)

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku ogaadeen in liiska labada Guddi doorasho ee heer Federaal 3 ay soo gudbiyeen Puntland iyo Jubbaland ay ku jiraan xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka maamuladaas.

War saxaafadeedka ayaa loogu baaqay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland inay dib u eegis ku sameeyaan, isla markaana ay bedelaan xubnaha shaqaalaha rayidka ee ku jira labada Guddi.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com