UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

HomeSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

UFAYN: Hiddaha & Dhaqanka iyo Haweenka Ufayn (Warbixintii 2aad)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari waxaa ka hawlgala ururo haween oo sanceeya agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Agabka ayaa laga iibiyaa qurbajoogta Soomaaliyeed. Haweenku waxaa kale oo ay sancada agabka baraan gabdhaha deegaanka si ay uga tagaan dhaxal sii xoojiya hiddaha Soomaaliyeed Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixinta diyaariyey, kamaraduna waa Maxamud Jookar.

DOOLOW, TAARIIKH HORE & MID DAMBE
Caanobadan, Buuraha Calmadow, SANAAG: Ceeryaamo, Cimilo Cajiib ah & Ciyaar Dhaqameed
BANDIIRADLEY, GALMUDUG: Hayaanka Galmudug, Himilada Shacabka & Waddada Dheer (Taxanihii 1aad)

Degmada Ufayn ee Gobolka Bari waxaa ka hawlgala ururo haween oo sanceeya agabka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Agabka ayaa laga iibiyaa qurbajoogta Soomaaliyeed. Haweenku waxaa kale oo ay sancada agabka baraan gabdhaha deegaanka si ay uga tagaan dhaxal sii xoojiya hiddaha Soomaaliyeed

Mohamad Hassan Dhalo ayaa warbixinta diyaariyey, kamaraduna waa Maxamud Jookar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0