Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)

HomeWararka

Dooni kaluumaysi oo ku soo carisay xeebta degmada Gumbax (daawo)

Dooni kaluumaysi oo laga lahaa dalka Yaman ayaa muudo saddax maalmood ah dul sabeynaysay xeebta degmada Raasbibna ee gobolka Bari. waxa ay maanta ku so carisay xeebta degmada Gumbax . shan qof oo ah shaqaale Ajaaniib ah oo udhalatay dalka Yaman ayaa saarneyd doonta oo ukireysnayd ganacsato Soomaaliyeed.

Nabadoon Xarago oo Jawaab kulul siyeey odayaasha Beelaha Isaaq
Maleeshiyo beleed qabsaday kaam Kuyaala Gaalkacyo oo dib looga saaray (dhegayso)
Xirfadlayaasha Farsamadda Gacanta oo kusoo Badanaya Boosaaso (dhegayso)

Dooni kaluumaysi oo laga lahaa dalka Yaman ayaa muudo saddax maalmood ah dul sabeynaysay xeebta degmada Raasbibna ee gobolka Bari.
waxa ay maanta ku so carisay xeebta degmada Gumbax .

shan qof oo ah shaqaale Ajaaniib ah oo udhalatay dalka Yaman ayaa saarneyd doonta oo ukireysnayd ganacsato Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: