Maleeshiyo beleed qabsaday kaam Kuyaala Gaalkacyo oo dib looga saaray (dhegayso)

Maleeshiyo beleed qabsaday kaam Kuyaala Gaalkacyo oo dib looga saaray (dhegayso)

Kaamka wadajir waxaa loodhisay dadka taagta daran ee ay abaarti ka dhacday Puntland cayraysay, kaas oo kuyaala Galbeedka Magaalada Gaalkacyo iyado in mudo ah ay gacanta Ku hayey maleeyshiyo beeleed Ayaa waxaa wadahaddal dheer ka dib suurta gashay in gacanta maamulka Gobalka Mudug ay u soo galo Kaamkaas.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed muuse Nuuryare oo Daljir waraysi siyeey ayaa ka hadlay maleeshiyadkaas iyo qaabka degaanka looga saaray,Wariye Hodan sulub diini oo ku sugan xarunta daljir ee Garoowe ayuu khadka taleefanka ugu waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com