Xoolo dhaqato ku geeriyooday Miino kula Qaraxday degaanka Dharkeyn-geenyo ee gobalka Sool

Xoolo dhaqato ku geeriyooday Miino kula Qaraxday degaanka Dharkeyn-geenyo ee gobalka Sool

Saddex qof oo xoola dhaqata ah ayaa ku dhintay deegaan qoyaastii 7- KM u jira Tuulada Dharkayn -geenyo ee konfurta gobolka Sool,kadib markii Miino ay la qaraxday sida uu Radio Daljir u sheegay Gudoomiyaha Dharkayn-geenyo Siciid Warsame Cabdi.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com