HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaare Khayre oo khudbad ka jeediyey isu soo bax roob-doon ah

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay goor dhow masjidka Isbahaysiga Soomaaliyeed ayaa ilimo badan ka daadiyey shacabka Soomaaliyeed.

7 ruux oo ku dhintay qarax ka dhacay Boosaaso iyo Puntland oo ku eedaysay Al-shabaab (Dhegeyso)
Dhagayso barnaamijka ee Saakayi yo Dunida Isniin 10 Oct 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Studio Daljir Gaalkacyo
4-qof oo ku dhaawacantay shil gaari oo kadhacay Nugaal

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay goor dhow masjidka Isbahaysiga Soomaaliyeed ayaa ilimo badan ka daadiyey shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa si niyad ah ugu duceeyey guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee abaarta ku habsatay, wuxuuna sheegay in maanta loo baahan yahay in niyadda la isku furo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: