Dhagayso barnaamijka ee Saakayi yo Dunida Isniin 10 Oct 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan Studio Daljir Gaalkacyo

Gaalkacyo, Oct, 10, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa barnaamijku saakay idinkaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idinla socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, waxaad-na ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibaddaba. 

 

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com