DHEGEYSO-Ra’iisul wasaare Khayre oo khudbad ka jeediyey isu soo bax roob-doon ah

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay goor dhow masjidka Isbahaysiga Soomaaliyeed ayaa ilimo badan ka daadiyey shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul wasaaraha ayaa si niyad ah ugu duceeyey guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee abaarta ku habsatay, wuxuuna sheegay in maanta loo baahan yahay in niyadda la isku furo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com