Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka K/Galbeed “Puntland tusaale aan ku dayano ayay noo tahay” (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka K/Galbeed “Puntland tusaale aan ku dayano ayay noo tahay” (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Maxamed( Macalin ) ayaa Puntland ku amaanay nidaamka dowladnimo ee ka ka hanaqaaday iyo sida ay tusaalaha ugu tahay Soomaaliya inteeda kale.

Hadalkan ayuu ka jeediyay furitaankii kalfadhigii 47aad ee baarlmaanka Puntland ee maanta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com