Gudoomiye Abwaan oo ka hadlay dowrka baarlamaanka Puntland iyo doorashada xubnaha Aqalka Sare (daawo)

Gudoomiye Abwaan oo ka hadlay dowrka baarlamaanka Puntland  iyo doorashada  xubnaha Aqalka Sare (daawo)

Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabadirashii Yuusuf Jibriil Abwaan oo maanta ka hadlay furitaankii kalfadhigii 47aad ee baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaanada Puntland ay soo dooran doonaan xubno Aqalka sare ah oo kajawaabi kara baahida bulshada deegaanada laga soo doortay.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com