Madaxweyne Waare oo magacaabay Xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashooyinka

Madaxweyne Waare oo magacaabay Xubnaha ku metelaya Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-habelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Xubnaha Maamulka Hir-Shabeelle ku matali lahaa Guddiyada Doorashada iyo xalinta khilaafaadka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed.

Xubnaha Madaxweyne Waare uu u magacaabay guddiga hirgelinta doorashooyinka ayaa waxa ay kala yihiin Cabdi Naasir Maxamed Guuleed & Maxamed Maxamuud Caddow, halka uu Farxiyo Xasan Cusmaan & Liibaan Cismaan Nuur ay ka mid noqonayaan Guddiga xalinta khilaafaadka.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com