Ciidamada PSFta Puntland oo gacanta ku dhigay Hub laga soo dajiyay xeebaha Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamada PSFta Puntland oo gacanta ku dhigay Hub laga soo dajiyay xeebaha Puntland (Sawiro)

Ciidamada amniga Puntland ee sida gaarka ah utababaran ee magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ( PSF) ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay xeebaha Laasqo

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
CABDIRASHIID JANAN OO BERRI BELED XAAWO LAGU SOODHAWEYNAYO

Ciidamada amniga Puntland ee sida gaarka ah utababaran ee magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan ( PSF) ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay xeebaha Laasqoray, Ceelaayo iyo Cadcado si ay uga hortagaan kooxo doonayay in ay hub si sharci darro ah uga soo dajiyaan halkaasi.

Ciidamada ayaa ka ambabaxay saldhigooda kadib markii ay heleen xogta ku aadan in halkaasi laga soo jajinayay hub

Intii uu socday howlgalka waxa ay ciidamadu gacanta ku soo dhigeen doonyo iyo saxiimado looga shakiyay in ay hubka ay Puntland ka soo galiyeenb dhanka Yaman.

Puntland ayaa dagaal kula jirta kooxaha Argagixisada ah ee ka dagaalanta buuralayda Calmadow, Calmiskaad, iyo Galgala.

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: