Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)

HomeWararka

Goorma ayaa la ansixinayaa Wasiirada Magacaaban (Akhriso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah taariikhuda ay ku astaysantahay 24/10/2020 ka doodo doona anisxinta xu

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (DHEGAYSO)
BURTINLE: Waxgaradka iyo Waalidiinta degmada oo maanta booqday goobaha uu imtixaanku kasocdo (daawo)
Madaxweynaha Hiirshabeele oo dhuusamareeb gaaray (Sawiro)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah taariikhuda ay ku astaysantahay 24/10/2020 ka doodo doona anisxinta xukuumada cusub ee dghawaan uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Xalay ilaa iyo maanta oo Jimce ah magaalada Muqdisho waxaa kulamo gooni gooni ah ku lahaa Xildhibaanada iyo xubnaha golaha wasiirada ee magacaabayn.

19-kii Bishaan ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya soo magacaabay golihiisa Wasiirada, kuwaas oo hadii la ansixiyo aan waqti badan u heysan inay Shaqada laga sugayo qabtaan, maadaama waqtiga xilheynta Hay’adaha dowladda uu yahay geb-gabo lana gelayo doorashooyin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: