Madaxweynaha Hiirshabeele oo dhuusamareeb gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabeele oo dhuusamareeb gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Beledwyene aya

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya
Barnaamijka Hobol & Halabuur: Al Fannaan Xasan Wado (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Colaada degaanka Ceelafweyn

Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Beledwyene ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga ayaa waxaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo mas’uuliyin kale oo ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamul goboleed ee Shirka halkaasi uga furmaya Madaxda Dowlad Goboleedyada u taga magaalada Dhuusamareeb.

Dhinaca kale Ciidamo ku hubeysan Afar gaari oo kuwa kuwa dagaalka ah oo kamid ah Ilaalada Madaxweynaha Hirshabeelle ka amba baxay Magaalada Beledweyne, iyaga oo ku sii jeeda Magaalada Dhuusamareeb.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: