Barnaamijka Hobol & Halabuur: Al Fannaan Xasan Wado (dhegayso)

Barnaamijka Hobol & Halabuur: Al Fannaan Xasan Wado (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. Todobaadkana waxaa marti ku ah Barnaamijka Fanaanka caanka ah ee Xasan wado oo in badan oo idin kamid ah aad garanaysaan.

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Garoowe ka soojeedinaya Wariye Khadar Cawl!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com