Madaxweynaha Galmudug oo ka qayb Galay Munaasabad lagu daahfurayeey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM.

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo ka qayb Galay Munaasabad lagu daahfurayeey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu Daahfurayey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ah

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Af-barwaaqo ee gobalka Mudug (Sawiro)
Sheekh shariif oo la kulmay Madaxda maamulada Galmudug & Hiirshabeele
Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Muqdisho ka furmay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu Daahfurayey Axdi Qarameedka Haweenka Soomaaliyeed gaar ahaan ku DGM.

Munaasabaddan oo ka dhacday xarunta madaxtooyada oo ay soo agaasintay wasaaradda Haweenka & Xuquuqul Insaanka Galmudug, sidoo kalana ay soo qaybgaleen xubno ka tirsan labad golle DGM, ururada Haweenka iyo hay’adaha u qareemada Dumarka.

Madaxweynaha Galmudug oo munaasabadda xiray ayaa bogaadiyey xeerkaan dhiirigelinayo siyaasadda loo dhanyahay, Hal-abuurka, difaacayana sharafta iyo karaamadda dumarka, si loo gaaro nabad iyo horumar waara.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: