Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Waxbarashada (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Waxbarashada (Sawiro)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo Maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa kormeer ku tagay

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi: “Shalay waxay sameyeen wax culus ayuu ahaa Alshabaab loogana hari maayo”
Madax ka tirsan Galmudug oo soo dhaweyey Wafdi kasocda Jaamacada Umadda (dhegayso)
Madaxda maamul goboleedyada dalka oo ku shiraya Nayroobi iyo Beesha Caalamka oo ka soo qaybgalaya

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo Maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda waxbarashada ee gobalkaas.

Mudane Cali Ciid ayaa kulan la qaatay Wasiir Dowlaha wasaarada, Agaasimaha Guud iyo Shaqaalaha xarunta isagoona ka xog-waraystay hawl-maalmeedkooda shaqo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale soo indha-indheeyay qeybaha kala duwan ee xarunta waxbarashada ee gobalka Mudug.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: