HomeUncategorized

DHEGEYSO-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kahadlay xaaladda Puntland.

Qardho, Feb 27 2017-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kamid ah isimada deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Karkaar ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Puntland gaar ahaan dhinacyada ammaanka, maciishadda, abaaraha iyo qodobo kale.

Xisbiyada siyaasadeed oo Muqdisho ku shiray kana hadlay arrimaha dalka.
Guddiga doorashada M/Soomaaliya oo 9-dob oo sharuudo ah kasoo saaray doorashada madaxwaynaha.
Olole lagu Hagaajinayo Bilicda Burtinle oo meel wacan maraya

Qardho, Feb 27 2017-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kamid ah isimada deegaamada Puntland gaar ahaan gobolka Karkaar ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Puntland gaar ahaan dhinacyada ammaanka, maciishadda, abaaraha iyo qodobo kale.

Islaanka oo soo booqday xarunta Daljir ee magaalada Qardho ayaa ugu baaqay umadda Puntland inay ilaashadaan nabaddooda, isagana gargaaraan xaaladda abaareed ee lagu jiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: