DHEGEYSO-Taliska booliska Puntland oo ka hadlay xaaladda Boosaaso.

Boosaaso, Feb 27 2017-Taliska guud ee ciidanka booliska Puntland, taliska bilayska gobolka Bari iyo maamulka gobolka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka warbixiyey xaaladda ammaan ee Boosaaso iyo falalkii ugu dambeeyey ee kadhacay.

Taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf  Xuseen iyo taliyaha guud ee ciidanka booliska Puntland sarreeye guuto Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa warbaahinta lahadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com