MAANHDAL: Ra’iisul Wasaaraha Cusub & Shaqooyinka horyaala

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHDAL: Ra’iisul Wasaaraha Cusub & Shaqooyinka horyaala

Raysal wasaaraha cusub ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23kii bishaan ku guulaystay codka kalsoonida ee baarlamaanka Sooma

MAANHADAL: Maxaa horyaala shacabka iyo maamulka SSC Khaatumo?
MAANHADAL: Shirki Amniga Qaranka ee Baydhabo & Arragtidda Siyaasiyiinta Dalka (dhegayso)
TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)

Raysal wasaaraha cusub ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23kii bishaan ku guulaystay codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya, isagoona balanqaaday sideed qodob inuu xooga saarayo muddo xileedkiisa.

1- Amniga2 – Doorashooyinka .3- Horumarinta dhaqaalaha .4- Cadaaladda iyo Garsoorka .5- Dawlad wanaag iyo la dagaalanka musuq-maasuqa .6- Dib u eegista dastuurka .7- Dhab u hashiisiinta Soomaalida .8- Iskaashiga caalamiga ah.

Dhanka kalle waxaa la iswaydiinayaa sida howlahaas uu ku filan karo maadaama uu yahay raysal wasaarihii ugu waqtiga yaraa muddo xileedka, marka loo eego xiliga madaxwaynaha loo doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Barnaamijka Maanhadal waxaa ka qayb galaya Marti kala duwan waxaana soo jeedinaya Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: