MAANHDAL: Ra’iisul Wasaaraha Cusub & Shaqooyinka horyaala

MAANHDAL: Ra’iisul Wasaaraha Cusub & Shaqooyinka horyaala

Raysal wasaaraha cusub ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23kii bishaan ku guulaystay codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya, isagoona balanqaaday sideed qodob inuu xooga saarayo muddo xileedkiisa.

1- Amniga2 – Doorashooyinka .3- Horumarinta dhaqaalaha .4- Cadaaladda iyo Garsoorka .5- Dawlad wanaag iyo la dagaalanka musuq-maasuqa .6- Dib u eegista dastuurka .7- Dhab u hashiisiinta Soomaalida .8- Iskaashiga caalamiga ah.

Dhanka kalle waxaa la iswaydiinayaa sida howlahaas uu ku filan karo maadaama uu yahay raysal wasaarihii ugu waqtiga yaraa muddo xileedka, marka loo eego xiliga madaxwaynaha loo doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Barnaamijka Maanhadal waxaa ka qayb galaya Marti kala duwan waxaana soo jeedinaya Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com