MAANHADAL: Shirki Amniga Qaranka ee Baydhabo & Arragtidda Siyaasiyiinta Dalka (dhegayso)

MAANHADAL: Shirki Amniga Qaranka ee Baydhabo & Arragtidda Siyaasiyiinta Dalka (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal Kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij Todobaadleh ah,kaas oo lagu falanqeeyo xaaladda dalka iyo Arrimaha markaas taagan.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadlayna Shirkii Amniga Qaranka ee lagu soo gabagabeyaay Magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ,kaas oo loga hadlay Amniga Dalka iyo Arrimo kale waxaana shirka ka qayb galay Madaxda DFS iyo Kuwa Maamul gobaleedyada,iyado laga soo saaray Warmurtiyeed.

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com