TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)

TALOKEEN: Talooyinka ku saabsan Fatahaadaha & Gurmadka Qardho (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan siyaasadeed, dhaqaale, caafimaad, iyo dhan hormar bulsho.

Barnaamijka waxaa istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ka soo jeedinaysa Wariye Faadumo Degan Daahir!

https://soundcloud.com/user-995878235/barnaamijka-tala-keen-deggan-18

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Ahmed pulshaawi 2 weeks ago

    Radio daljir waa idaacada kaliya ee aan Somalia ka shagaysto warar sugan xaqiiq ah daljir madaxeeda allow raaji daljir dabaylaha dunida laasaan qaad