HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Boosaaso, Feb 23 2017-Kulan wanaagsan waa maalinimo Khamiis ah kusoo dhowaada barnaamijkii duhurinimo ee xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta kasoo jeedinaya Weriye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Baahin: Khamiis, Dec 15, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Odayaasha dhaqanka ee koonfurta Mudug oo ka hadlay amniga gobolka, kuna baaqay is-kaashi; Maamulka gobolka Cayn oo ku eedeeyey Somaliland faragelin siyaasadeed, digniinna u diray; Khilaafka mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo sii laba-kacleeyey; Afhayeen Shariif Xasan oo ku gacan-sayray xilka qaadista.
Is-af-garad horudhac ah oo laga gaaray isku-dhicii colaadeed ee ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo xaaladda oo ah mid deggan.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamed Laki Man.

Boosaaso, Feb 23 2017-Kulan wanaagsan waa maalinimo Khamiis ah kusoo dhowaada barnaamijkii duhurinimo ee xulashada Daljir, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso maanta kasoo jeedinaya Weriye Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: