HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, Dec 15, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Odayaasha dhaqanka ee koonfurta Mudug oo ka hadlay amniga gobolka, kuna baaqay is-kaashi; Maamulka gobolka Cayn oo ku eedeeyey Somaliland faragelin siyaasadeed, digniinna u diray; Khilaafka mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo sii laba-kacleeyey; Afhayeen Shariif Xasan oo ku gacan-sayray xilka qaadista.

Caption ...

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay wakiilka cusub ee xoghayah ee Q.M U qaabilsan Soomaaliya.
Wasiirka maaliyadda dawladda federaalka iyo guddoomiyaha bangiga dhexe oo maanta Galkacyo ka soo degay.
Taliyayaasha ciidanka Daraawiishta & Qalabka-sida ee Somaliya oo la sheegay in ay ku dhinteen qaraxyadii Muqdisho. [Dhegaysi …]

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: